HomeWararDEG DEG:-Saadaq Joon oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la...

DEG DEG:-Saadaq Joon oo xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha guud ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka looga qaaday Taliye  Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) oo ahaa Taliyihii Booliska Gobolka, isagoona mid cusub u magacaabay. Taliye Cabdi Xasan Maxamed Xijaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha guud ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka looga qaaday Taliye  Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) oo ahaa Taliyihii Booliska Gobolka, isagoona mid cusub u magacaabay.

- Advertisement -

Taliye Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare.

Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole)  ayaa horey u ahaa taliyaha Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Taliye Saadaq Joon ayaa saacad kahor warbaahinta ka shaaciyay inuu baajiyay kulankii Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ay ku yeelan lahaayeen Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho.

Waxaa uu sheegay Taliyihii hore ee Gobolka Banaadir Saadaq Joon in marnaba aan la aqbali doonin muddo kororsi Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u sameeyaan Hay’addaha dowladda iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts