HomeCaalamkaIn ka badan 1,800 Maxbuus oo ka baxsaday xabsi ay weerartay Dabley...

In ka badan 1,800 Maxbuus oo ka baxsaday xabsi ay weerartay Dabley hubeysan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo ku yaala Koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku qaadeen dabley hubaysan sida ay sheegeen maamulka xabsiga. Afhayeen u hadlay Ciidamada Asluubta Nigeria, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in xabsiga Owerri ay weerareen niman hubaysan oo aan haybtooda la aqoon kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo ku yaala Koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku qaadeen dabley hubaysan sida ay sheegeen maamulka xabsiga.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Asluubta Nigeria, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in xabsiga Owerri ay weerareen niman hubaysan oo aan haybtooda la aqoon kuwaas oo si qasab ah ku sii daayay 1,844 maxaabiis ah.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay arkeen Rag tiro badan oo hubaysan oo saaran gawaarida xamuulka, kuwaas oo weeraray ilaalada xabsiga ka hor inta aysan qarxin albaabka weeyn ee Jeelka.

Warbaahinta qaar ayaa sheegay in Ragga weerarka ku soo qaaday Xabsiga ay adeegsadeen walxa qarxa oo macmal ah si ay u qalqal galiyaan ilaalada xabsiga magaalada Owerri ee koonfur bari Nigeria.

Madaxweynaha Nigeria Muxammadu Buhari ayaa cambaareeyay weerarkan, isaga oo ku sifeeyay kuwa fuliyay weerarkan Argagixiso, inkastoo falkan lagu eedeeyay  kooxda gooni u goosadka ah oo dhawaan ku baaqday madaxbannaanida gobolka Biafra.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts