HomeWararQaabka loo sugayo ammaanka shirka berri oo uu muran ka taagan yahay

Qaabka loo sugayo ammaanka shirka berri oo uu muran ka taagan yahay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa muran xooggani uu ka taagan yahay amaanka shirka la filayo in maalinimada berri ah u ka furmo magaaalda Muqdisho, gaar haan Teendhada Afisyooni, wxaana  Labo kulan oo saraakiisha AMISOM iyo UN-ka ee qaabilsan sugitaanka Amniga shirka berri ay si gaar gaar ula kala yeesheen saraakiisha Amniga Madaxtooyada iyo kuwa Jubbaland iyo Puntland ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa muran xooggani uu ka taagan yahay amaanka shirka la filayo in maalinimada berri ah u ka furmo magaaalda Muqdisho, gaar haan Teendhada Afisyooni, wxaana  Labo kulan oo saraakiisha AMISOM iyo UN-ka ee qaabilsan sugitaanka Amniga shirka berri ay si gaar gaar ula kala yeesheen saraakiisha Amniga Madaxtooyada iyo kuwa Jubbaland iyo Puntland ayaa lagu guuldarraystay in si rasmi ah la isugu raaco qaabka loo sugayo ammaanka goobta shirku ka dhacayo.

Wararku waxaa ay sheegayaan in ay socdaan dadaalo ay waddo AMISOM oo la isugu keenayo labada kooxood ee kala mataleysa Madaxtooyada iyo labada Dowlad goboleed jubbaland iyo Puntland, , waxaana xusid mudan in si guud looga mideysan yahay in amniga guud ay AMISOM la wareegto.

- Advertisement -

Berri ayaa la filayaa in uu furmo shirka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah, waxaana Madaxweyne Framaajo uu mar kale isugu yeeray shir, kaasi oo loo madalsan yahay in berry oo sabti ah uu furmo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts