HomeWararDagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe iyo khasaaro ka dhashay

Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka ka imaanayaa gobolka Sh/dhexe ayaa ku warramaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay ku leeyihiin Gobolkaasi. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in dhowr jiho ay Al-shabaab ka weeraray saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buurane ee dhaca duleedka degmada Mahadaay. Dadka degaanka ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanayaa gobolka Sh/dhexe ayaa ku warramaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay ku leeyihiin Gobolkaasi.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in dhowr jiho ay Al-shabaab ka weeraray saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buurane ee dhaca duleedka degmada Mahadaay.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa Rasaas ay labada dhinac isku adeegsanayeen, waxaana dagaalamayaasha Al-Shabaab ay sheegen in ay khasaaro gaarsiiyeen Ciidanka ay weerareen.

Inta badan dagaalamayaasha ayaa weeraro iyo qaraxyo waxaa ay ka fuliyaan degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana ka dhasha khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts