HomeWararAskar ka tirsan Ciidanka booliiska oo tababar loo soo xiray

Askar ka tirsan Ciidanka booliiska oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

15 askar oo ka tirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Daraawiishta ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadaha; sida naf badbaadinta, tiiraanyo bixinta iyo daryeelka dadka dhaawac ah ku qaatay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socday 12 maalin waxaa bixinayay saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Yurub u qaabilsan tababarada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ee loo soo […]

- Advertisement -

15 askar oo ka tirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Daraawiishta ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadaha; sida naf badbaadinta, tiiraanyo bixinta iyo daryeelka dadka dhaawac ah ku qaatay magaalada Muqdisho.

Tababarka oo socday 12 maalin waxaa bixinayay saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Yurub u qaabilsan tababarada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo EUTM.

- Advertisement -

Xafladda tababarka loogu soo xirey ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka sida iyo kuwa Midowga Yurub.

Latest stories