HomeCaalamkaKhasaarihii dhaqaale ee Kanaalka Suweys ka soo gaaray xanibaadii Markabka

Khasaarihii dhaqaale ee Kanaalka Suweys ka soo gaaray xanibaadii Markabka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxa Maamulka Kanaalkaasi, Admiral Osaama Rabiici ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey Khasaare maalmeedkii ay kala kulmeen Markabkii xanibay Kanaalkaasi .

Waxa uu Admiral Osaama tilmaamay  inay lacag u dhexeysa 12 million oo Dollar ilaa 15 million oo Dollar ay khasaareen 6-dii maalmood ee ay socotay xanibaadaasi.

- Advertisement -

Mar wax laga weydiiyey inay iyagu mas’uul ka ahaayeen Markabkii ku caariyey Kanaalka, waxa uu xusay inay iyagu Dhibane ah, laguna eedeyn Karin Shilkaasi.

Shirkadda leh Markabkii xanibay Kanaalka maalmihii la soo dhaafay waxay iyagana sheegeen inuusan Maamulka Kanaalka mas’uul ka ahayn inuu Markabkooda ku caariyey Kanaalka.

Markabka Ever Given waxa Kanaalka laga jiiday maalin kahor, taasi oo soo af-jartay Xanibaadii Marinka Kanaalka Suweys ee isku-xirta Badda Cas iyo Badda Mediterrean Sea.

- Advertisement -

Tan iyo bishan March 23-dii waxaa xanibnaa Marinka Kanaalak Suweys ee isku xira Badda Cas iyo Badda The Mediterranean Sea, kadib, markii uu Markab Xamuul oo aad u culus ku caariyey inta u dhexeysa labada Cirif ee Kanaalkaasi.

Latest stories