HomeCaalamkaDad shacab ah oo lagu laayay Duqeyn Diyaaradeed iyo QM oo ka...

Dad shacab ah oo lagu laayay Duqeyn Diyaaradeed iyo QM oo ka hadashay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Duqeyn ay fuliyeen ciidmada Faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 19 qof oo rayid ah iyo 3 nin oo hubeysan oo ku sugnaa xaflad aroos dalka Mali bishii January, waxaa sidaas lagu sheegay warbixin ay Qaramada Midoobey soo saartay. Wasaaradda gaashaandhiga Faransiiska ayaa gaashaanka u daruurtay waxyaabaha lagu ogaaday warbixinta Qaramada Midoobey. Waxay saraakiisha Faransiiska ku […]

- Advertisement -

Duqeyn ay fuliyeen ciidmada Faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 19 qof oo rayid ah iyo 3 nin oo hubeysan oo ku sugnaa xaflad aroos dalka Mali bishii January, waxaa sidaas lagu sheegay warbixin ay Qaramada Midoobey soo saartay.

Wasaaradda gaashaandhiga Faransiiska ayaa gaashaanka u daruurtay waxyaabaha lagu ogaaday warbixinta Qaramada Midoobey.

- Advertisement -

Waxay saraakiisha Faransiiska ku doodeen in weerarkii ay fuliyeen 3 January lala bartilmaameedsaday “koox argagixiso ah oo hubeysan”.

Dalka Faransiiska waxaa gobolka Saahil ka jooga 5,100 askari oo halkaasi kula dagaalama kooxo mintidiin ah oo gacan saar la leh ururka Al-qaacida iyo kooxda la baxday dowladda Islaamka.

Latest stories