HomeWararAkhriso:- Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Afisyooni

Akhriso:- Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Afisyooni

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa maanta lafilayaa in shir uu u furmo Madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo Beesha caalamka, kaasi oo la doonayo in la isugu soo dhawweyo Dowladda  federaalka iyo Maamul Goboledyada uu khilaafku kala kala dhexeyo. Wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu saaka subax hore tagay Teendhada Afisyooni, waxaana la sheegay in tagitaankkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta lafilayaa in shir uu u furmo Madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo Beesha caalamka, kaasi oo la doonayo in la isugu soo dhawweyo Dowladda  federaalka iyo Maamul Goboledyada uu khilaafku kala kala dhexeyo.

Wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu saaka subax hore tagay Teendhada Afisyooni, waxaana la sheegay in tagitaankkiisa Afisyooni uu saameyn ku yeelan karo shirka la filayo in saacdo kadib uu u furmo beesha Caalamka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Farmaajo ayaa waxaa la sheegay in ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana ay sugayaan in Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa intaa ku daray in sababta uu saaka subaxa hore u tagay Afisyooni ay tahay inuu baajiyo kulanka ay maanta u balansan yihiin shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Shirka u dhexeeya maamul Goboleedyada dalka iyo Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka maqan madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, walina ma aysan tagin Teendhada Afisyooni oo shirku ka socdo, waxaana socda dadallo ay waddo beesha Caalamku oo ay isugu soodhaweynayso Dowladda iyo labada mamaamul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts