HomeWararXubin ka tirsan Al-shabaab oo Maanta isku dhiibay Ciidamada Dowladda

Xubin ka tirsan Al-shabaab oo Maanta isku dhiibay Ciidamada Dowladda

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in xubin ka tirsan Al-shabaab uu saakay isku soo dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.

Qoraal kooban oo ay Wasaaradda amniga Maamulka ayaa waxaa lagu sheegay in Maxamed Ibraahim Cabdi oo ka tirsan Al-shabaab uu iska dhiibay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo ay ku sugan yihiin Ciidamada.

Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in Maxamed Ibraahim oo 17 sanno jir ah loo yaqaano Fu’aad, isla markaana uu ka howlgeli jiray deegaano ka tirsan Maamulk oo ay ku sugan yihiin dagaalamayaasha Al-shabaab.

“Maxamed Ibraahim Cabdi oo magac Af-garashadiisu tahay Fu’aad, Da’diisuna tahay 17 sano ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka iyo daraawiishta DKGS Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda amniga.

Xubno Saraakiil ah oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa horey isugu soo dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo qaarkood markii hore xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidamada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories