HomeWararKhasaaro ka dhashay Qarax lala eegtay Gaari ay saarnaayen dad shacab ah

Khasaaro ka dhashay Qarax lala eegtay Gaari ay saarnaayen dad shacab ah

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala eegtay bas marayay meel u dhexeysa magaalada Mandheera iyo degmada Lafey, waxaana qaraxa ku dhawaacmay ugu yaraan 10 qof, sida ay sheegeen booliska.

Baska rakaabka ah ayaa waxaa saarnaa 15 qof xilli miinada ay la qaraxday abbaare lixdii subaxnimo.

Baraasabka Mandera Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay inay jiraan dad dhaawacyo culus uu soo gaaray isla markaanaku amray in loo duuliyo magaalada Nairobi si halkaas loogu soo daweeyo.

Waxaan deegaankan horey uga dhacay weeraro dhowr ah oo looga shakisanaa inay geysteen ururka Al Shabaab.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories