HomeWararSomaliland oo Amar ka horteg u ah COVID-19 dul-dhigtay Maxaabiista

Somaliland oo Amar ka horteg u ah COVID-19 dul-dhigtay Maxaabiista

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Somaliland ayaa soo soo saartay amar ku socda dadka booqashada ugu tegay Maxaabiista ku xiran xabsiyada ku yaalla deegaanada Maamulkaas, sababo la xiriira ka hortego Cudurka halista ah ee COVID-19. Wasiirka Cadaalada Somaliland Saleeban Warsame Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in la joojiyay booqashooyinkii loogu tegi jiray Maxaabista ku jirta Xabsiyada, si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa soo soo saartay amar ku socda dadka booqashada ugu tegay Maxaabiista ku xiran xabsiyada ku yaalla deegaanada Maamulkaas, sababo la xiriira ka hortego Cudurka halista ah ee COVID-19.

Wasiirka Cadaalada Somaliland Saleeban Warsame Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in la joojiyay booqashooyinkii loogu tegi jiray Maxaabista ku jirta Xabsiyada, si looga hortego faafida COVID-19 oo mar labaad soo laba kacleeyay.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa tilmaamay in dadka booqanaya Maxaabiista xiran ay ka yimaadan banaanka, isla markaana ay la kulmayaan Maxaabiista, taasina ay keeni karto faafida Cudurka.

“Waxa la joojiyay dhamaan boqashooyinkii loogu tagi jiray maxaabiista, dadka maxaabiista booqanaya gobolo badan bay iska yimadaan, dibaday ka yimadan” ayuu yiri Wasiirka Cadaalada Somaliland.

Waxaa uu hadalkiisa intaas kusii daray Wasiirka inay sameeyeen koox Caafimaad oo Xabsiyada deegaanada Somaliland gaarsiiya agabyada looga hortego faafida Cudurka COVID-19, wuxuuna xusay inay ka war hayaan xaaladda Maxaabiista.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaalada Somaliland Saleeban Warsame Guuleed ayaa Maxaabiista ku xiran xabsiyada iyo Saraakiisha Ciidamada ilaalada ka heysa ugu baaqay inay sameeyaan kala fogaan, isla markaana joojiyaan in hal goob isugu tegaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts