HomeWararMidowga Yurub oo Cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo ku lug lahaa Afgembi

Midowga Yurub oo Cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo ku lug lahaa Afgembi

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo ee lasoo dhaafay. Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in tillaabo adag laga qaadi doono saraakiishii sameysay afgenbigii Myanmar sidoo kalena caburin ku sameeyay mudaaharadayaasha kasoo horjeeda xukunka ciidamada dalkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo ee lasoo dhaafay.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in tillaabo adag laga qaadi doono saraakiishii sameysay afgenbigii Myanmar sidoo kalena caburin ku sameeyay mudaaharadayaasha kasoo horjeeda xukunka ciidamada dalkaas

- Advertisement -

Midowga Yurub ayaa sheegay bilowgii bishaan Maarso inay qorsheynayaan in cunaqabateyn la saarayo hoggaamiyaasha ciidmada  ee  ka qeyb qaatay afgenbiga Myanmar.

Ciidamada Myanmar ayaa afgembiyay dowladdii rayidka bilaawgii February ee sanadkaan, waxeyna ku dhawaaqeen hal sano oo xaalad deg deg ah, iyagoo ku eedeeyay xukuumaddii dalkaas inay ku shubatay doorashadii dalkaas ka dhacaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts