HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Toogasho ka dhacday Suuq ku yaal Mareykanka

Khasaaro ka dhashay Toogasho ka dhacday Suuq ku yaal Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro Askari ka tirsan Booliska ka dib markii is rasaaseyn socotay saacad oo ka dhacay suuq ku yaala gobolka Colorado ee dalka Mareykanka. toogashada ka dhacay magaalada Boulder ayaa waxaa ugu dambeyn soo afjaray booliiska oo xirey qof dhaawac ah oo looga shakisan yahay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro Askari ka tirsan Booliska ka dib markii is rasaaseyn socotay saacad oo ka dhacay suuq ku yaala gobolka Colorado ee dalka Mareykanka.

toogashada ka dhacay magaalada Boulder ayaa waxaa ugu dambeyn soo afjaray booliiska oo xirey qof dhaawac ah oo looga shakisan yahay in uu ka dambeeyay weerarka suuuqa King Soopers.

- Advertisement -

Weerarka oo toos looga daawanayay barta Youtube ayaa bilowday markii nin hubeysan uu soo galay suuqa ka dibna uu rasaas ku furey dadka.

Taliyaha booliiska magaalada Boulder Maris Herold ayaa xaqiijisay in mid kamid ah askarta booliiska uu ku dhintay toogashada, iyadoo tuhunsanaha oo dhaawac ah lagu daweynayo isbitaalka.

Guddoomiyaha gobolka Colorado Jared Polis ayaa sheegay in uu murugada la qeybsanayo dadka gobolka ee dhibaatada ku dhacday. Sidoo kale, madaxweyne Joe Biden ayaa looga waramay toogashada ka dhacday gobolka Colorado.

- Advertisement -

Weerarkan ayaa imaanaya iyadoo bishii hore, madaxweyne Biden balan qaaday in uu sameyn doono sharci adag oo lagu baarayo taariikha dadka doonaya in ay iibsadaan hubka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts