HomeCaalamkaSheekh Sudeys oo Maanta qaatay tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

Sheekh Sudeys oo Maanta qaatay tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Madaxa Guud ee Labada Masjid ee Xaramaynka, Sheekh C/raxmaan Bin C/Casiis Bin C/llaahi Bin Maxamed Al-sudeysi ayaa ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19. Waxaana tallaalkan la siinayaa shaqaalaha xaramka. Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka. Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas. Cudurka Covid-19 […]

- Advertisement -

Madaxa Guud ee Labada Masjid ee Xaramaynka, Sheekh C/raxmaan Bin C/Casiis Bin C/llaahi Bin Maxamed Al-sudeysi ayaa ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19.

Waxaana tallaalkan la siinayaa shaqaalaha xaramka.

- Advertisement -

Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka.

Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas.

Cudurka Covid-19 ayaa fara ba’an ku hayay Sucuudiga, waxaana kiisaska la diiwaangeliyay ay gaarayaan in ka badan 385,000

Latest stories