HomeCaalamkaSacuudiga oo wada qorshe uu xabad joojin  kula galeyo Xutiyiinta Yemen

Sacuudiga oo wada qorshe uu xabad joojin  kula galeyo Xutiyiinta Yemen

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dawladda Sacudi Carabi ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqaday in ay waddo qorsho ay heshiis xabad joojin ah kula galaysa, kooxda Mucaradka Yemen ee Xutiyiinta ah. Isagoo la hadlayey Wariyeyaasha, Wasiirka Arrimaha debbada dalkaas, Feysal bin Farxan Al-sacud ayaa sheegain in qorshahan loo jeediyey Xutiyiinta tahay aragti fog oo xal u noqon karta khilaafka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladda Sacudi Carabi ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqaday in ay waddo qorsho ay heshiis xabad joojin ah kula galaysa, kooxda Mucaradka Yemen ee Xutiyiinta ah.

Isagoo la hadlayey Wariyeyaasha, Wasiirka Arrimaha debbada dalkaas, Feysal bin Farxan Al-sacud ayaa sheegain in qorshahan loo jeediyey Xutiyiinta tahay aragti fog oo xal u noqon karta khilaafka oo dhan, kaasi oo suura-gelinaya in la furo Eeraborka Sanca ee dalka Yemen ee ay Xutiyiinta gacanta ku hayaan.

- Advertisement -

“Waxa uu heshiiskan taaba gal noqonayaa marka ay Xutiyiinta aqbalaan, Xutiyiinta waa in ay ka hormariyaan danahooda, danaha Iiraan”, Wasiirka ayaa sidaa ka yiri, Riyadh.

Haddii ay heshiiska aqbalaan Xutiyiinta waxa ay dhaha u xaari doonta in ay galaan wada-hadalo siyaasadeed oo lagu soo af-jaro dagaalada mudada qaatay ee dalkaasi ka jra.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts