HomeCaalamkaMuxuu yahay ujeedka Turkiga ka leeyahay xiriirka uu la yeeshay Masar?

Muxuu yahay ujeedka Turkiga ka leeyahay xiriirka uu la yeeshay Masar?

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wargeysyada dalalka Carabta ayaa wax ka qoray sababaha dhaliyay iyo cawaaqibka ka dhalan kara tallaabadii dhawaan ay Turkiga qaadeen ee ahayd in warbaahinta mucaaradka Masar ee saldhigoodu yahay Turkiga ay yareeyaan cambaareynta ay u jeedinayaan dowladda Masar. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay soo baxayaan warar sheegayay in xiriir dhanka dublamasiyada ah ay sameeyen […]

- Advertisement -

Wargeysyada dalalka Carabta ayaa wax ka qoray sababaha dhaliyay iyo cawaaqibka ka dhalan kara tallaabadii dhawaan ay Turkiga qaadeen ee ahayd in warbaahinta mucaaradka Masar ee saldhigoodu yahay Turkiga ay yareeyaan cambaareynta ay u jeedinayaan dowladda Masar.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay soo baxayaan warar sheegayay in xiriir dhanka dublamasiyada ah ay sameeyen labada dal.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah qoraayada ayaa u arka in xiriir dhex mara Qahira iyo Ankara “in ujeedada Turkiga uu ka leeyahay ay tahay istaraatijiyadda” cusub ee ugu dambeyntiina keeneysa in ay xiriir la yeeshaan dalalka Carabta gaar ahaan Masar.

Qaar kale ayaa u arka siyaasadda cusub ee Turkiga ee ku wajahan wadamada Carabta gaar ahaan Masar ay uga golleyihiin in mucaaradka dalka Masar gaar ahaan Ikhwaanul Muslimiinka, loo ogolaado in dalka ay joogaan oo cadaadiska laga dhaafo.

Latest stories