HomeCaalamkaFalastiin oo la gaarsiiyay tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

Falastiin oo la gaarsiiyay tallaalka Cudurka CORONAVIRUS

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maamulka Falastiin ayaa bilaabaya barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka kadib markii halkaas la gaarsiiyay in ka badan 60,000 oo qaruuradood oo tallaalka Covid-19 ah. Mas’uuliyiinta Falastiin waxay sheegeen in wajiga koowaad ee tallaalka lagu bilaabi doono dadka da’da ah, dadka la daalacayo xanuunada kale iyo shaqaalaha caafimaadka. Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa shaley qaatay tallaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Falastiin ayaa bilaabaya barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka kadib markii halkaas la gaarsiiyay in ka badan 60,000 oo qaruuradood oo tallaalka Covid-19 ah.

Mas’uuliyiinta Falastiin waxay sheegeen in wajiga koowaad ee tallaalka lagu bilaabi doono dadka da’da ah, dadka la daalacayo xanuunada kale iyo shaqaalaha caafimaadka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa shaley qaatay tallaalka ka hor inta aanan laga bilaabin Daanta Galbeed iyo marinka Qaza.

Israa’iil oo ku dhawaad boqolkiiba 50 tallaalka gaarsiisay shacabkeeda ayaa la kulantay dhaleeceenta ah in tallaalka aysan gaarsiin shacabka Falastiiniyiinta ee ku nool dhulka ay heysato.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts