HomeCaalamkaDhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn lala beegsaday Isbitaal ay ku sugnaayeen...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn lala beegsaday Isbitaal ay ku sugnaayeen dad shacab ah

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Inta la xaqiijiyay shan ruux oo shaacab ah ayaa ku geeriyootay Gantaallo lagu garaacay Isbitaal ku yaalla Atareb oo ah magaalo ku taal baadiyaha galbeedka Aleppo. Warar waxaa ay sheegayaan in dadka la laayay ay ku jireen carruur aad u da’yar, kuwaasi oo qayb ka noqday dadka ay rasaastu haleeshay, waxaana la sheegay in dhaawucu […]

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay shan ruux oo shaacab ah ayaa ku geeriyootay Gantaallo lagu garaacay Isbitaal ku yaalla Atareb oo ah magaalo ku taal baadiyaha galbeedka Aleppo.

Warar waxaa ay sheegayaan in dadka la laayay ay ku jireen carruur aad u da’yar, kuwaasi oo qayb ka noqday dadka ay rasaastu haleeshay, waxaana la sheegay in dhaawucu uu gaarayo 11 qof oo ay ku jiraan shaqaalaha daryeelka caafimaadka, waxaana sidaas warbaahinta u xaqiijiyay madaxa kooxda dabagalka ee fadhigeedu yahay Britain, kaasi oo lagu Magacaabo Rami Abdurrahman.

- Advertisement -

 

Latest stories