HomeCaalamkaSheekh Sudeys oo ka hadlay qaadasha tallaalka COVID-19 ee Bisha Ramadaan

Sheekh Sudeys oo ka hadlay qaadasha tallaalka COVID-19 ee Bisha Ramadaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxa Guud ee Labada Masjid ee Xaramaynka, Sheekh C/raxmaan Bin C/Casiis Bin C/llaahi Bin Maxamed Al-sudeysi ayaa shaaca ka qaaday in Tallaalka COVID 19 ee maalmaha bisha Ramadaan la isku duro uusan qofka Sooman ka jebin karin Soonkiisa. Sheekh Al-sudeysi oo Madax Guud ka ah Labada Masjid ee Xaramaynka ee Maka Al-mukarama iyo Madiinatul-munawara waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Guud ee Labada Masjid ee Xaramaynka, Sheekh C/raxmaan Bin C/Casiis Bin C/llaahi Bin Maxamed Al-sudeysi ayaa shaaca ka qaaday in Tallaalka COVID 19 ee maalmaha bisha Ramadaan la isku duro uusan qofka Sooman ka jebin karin Soonkiisa.

Sheekh Al-sudeysi oo Madax Guud ka ah Labada Masjid ee Xaramaynka ee Maka Al-mukarama iyo Madiinatul-munawara waxa uu tilmaamay inaan Tallaalka ka-hortaga Fayriska Corono loo tixgelinin inuu ka mid yahay waxyaabaha soonka buriya inta lagu guda-jiro gudasha waajibaadka bisha Barakaysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

Hadalka Sheekh Sudeys waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay dadka Muslimiinta is-weydiinayaan in COVID 19 la is-talaali karo maalmaha Bisha Ramadaan, maadaama ay ka welwelsan yihiin inuu Soonka kaga buri karo Tallaalka maalintii ee COVID-19.

Tallaalka looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 ayaa lasoo gaarsiiyay gudaha dalka Soomaaliya, waxaana tallaalka Cudurka qaatay oo lagu bilaabay Farmaajo iyo bahda Caafimaadka iyo dad kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts