HomeCaalamkaXoghayaha Arrimaha Dibadda  Mareykanka oo la kulmaya  diblumaasiga ugu sarreeya Shiinaha

Xoghayaha Arrimaha Dibadda  Mareykanka oo la kulmaya  diblumaasiga ugu sarreeya Shiinaha

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Kulan dhexmaray saraakiil sare oo ka tirsan maamulka Biden iyo dhigooda Shiinaha, waa fursaddii ugu horeysay ee fool-ka-fool ah oo lagu cabiro dhaq dhaqaaqa xiriirka labada dal. Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken, iyo La Taliyaha dhanka Amniga Qaranka, Jake Sullivan, ayaa Alaska kula kulmi doono diblumaasiga ugu sareeya Shiinaha, Yang Jiechi, iyo wasiirka […]

- Advertisement -

Kulan dhexmaray saraakiil sare oo ka tirsan maamulka Biden iyo dhigooda Shiinaha, waa fursaddii ugu horeysay ee fool-ka-fool ah oo lagu cabiro dhaq dhaqaaqa xiriirka labada dal.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken, iyo La Taliyaha dhanka Amniga Qaranka, Jake Sullivan, ayaa Alaska kula kulmi doono diblumaasiga ugu sareeya Shiinaha, Yang Jiechi, iyo wasiirka arrimaha dibadda, Wang Yi.

- Advertisement -

Kahor kulanka, Mr Blinken wuxuu xusay in tani aysan ahayn “istiraatiijiyad wadahadal” mana jirin “hadaf laga leeyahay “.

Sida uu sheegay: “Wax qabadyadan haddii ay tahay in ay raacaan, runti waa in ay ku saleysnaadaan soo jeedinta ah in aan aragno horumar la taaban karo iyo natiijooyin la taaban karo oo ku saabsan arrimaha naga khuseeya Shiinaha.”

Latest stories