HomeCaalamkaIngiriiska oo ka baaraan dagaya tallaabo ka dhan ah dadka magangelyo doonka...

Ingiriiska oo ka baaraan dagaya tallaabo ka dhan ah dadka magangelyo doonka ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xukuumadda Ingiriiska ayaa ka baaraan degaysa in aanay dalkeeda soo gelin dadka magangelyo doonka ahi ilaa inta codsiyadooda go’aan laga gaadhayo. Arintan ayaa qayb ka ah wax ka bedel ballaadhan oo lagu wado xeerarka socdaalka dalkaas ka dib markii Ingiriisku ka baxay Midowga Yurub. London ayaa doonaysa in ay wax ka bedesho xeerarka socdaalka dadka […]

- Advertisement -

Xukuumadda Ingiriiska ayaa ka baaraan degaysa in aanay dalkeeda soo gelin dadka magangelyo doonka ahi ilaa inta codsiyadooda go’aan laga gaadhayo.

Arintan ayaa qayb ka ah wax ka bedel ballaadhan oo lagu wado xeerarka socdaalka dalkaas ka dib markii Ingiriisku ka baxay Midowga Yurub.

- Advertisement -

London ayaa doonaysa in ay wax ka bedesho xeerarka socdaalka dadka tahriibka sharci darrada ah ku gala dalkaas ee isku daya in ay ka gudbaan badda English Channel ee u dhaxaysa Ingiriiska iyo Faransiiska iyaga oo doonaya in ay magangelyo helaan.

Wasiirka arimaha gudaha, Priti Patel, ayaa ku tilmaantay xeerarka socdaalka ee haatan jiraa in ay ka muuqato “mushkilad asaasi ahi”.

Latest stories