HomeWararCiidanka Xoogga Dalka oo sheegay in ay  howlgal kusoo qabteen xubno ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in ay  howlgal kusoo qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah Gobalka Shabelaha Hoose waxaa ay sheegeen in ay kusoo qabtay tiro ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab. Deegaanada ciidamada howlgallada ka fuliyeen ayaa kala ah Aliyow Baarow, Doonka Aw guudle, Buusleey, Galooy, Xarbiga, Warta Mursal, Bulo ay Famey  iyo deegaanno kale, halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah Gobalka Shabelaha Hoose waxaa ay sheegeen in ay kusoo qabtay tiro ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Deegaanada ciidamada howlgallada ka fuliyeen ayaa kala ah Aliyow Baarow, Doonka Aw guudle, Buusleey, Galooy, Xarbiga, Warta Mursal, Bulo ay Famey  iyo deegaanno kale, halkaasi oo ay Al-shabaab ku xoogganaayeen.

- Advertisement -

waxaana Saraakiisha Ciidanka Hooggaaminaysay ay sheegen in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaannada ay howlgallada ka fuliyeen, waxaana ay intaa ku dareen in ay gubeen xarun ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanadaas, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Taliye Cabdullahi Mustafa Cali oo hogaaminayay howlgalka, uuna ku wehlinayo Taliyaha ururka 64aad qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka Cali Cabdullaahi (Xalac) ayaa sheegay in ciidamada ay gacanta ku dhigeen lix dagaalamae oo  ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo ay sheegen in qaarkood lagu qabtay qoryaha fudud ee sida AK47, lana gubay goob ay dadka ku xiri jireen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts