HomeCaalamkaXukuumadda cusub ee dalka Liibiya oo Maanta xilka la wareegtay

Xukuumadda cusub ee dalka Liibiya oo Maanta xilka la wareegtay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xukuumadda dhawaan la dhisay ee dalka Liibiya ayaa maanta oo talaada ah xilka kala wareegtay xukuumaddii hore. Xukuumadda cusub ayaa xilka kula wareegatay xaflad maanta lagu qabtay caasimadda dalka Liibiya ee Tripoli, waxaana kasoo qeyb galay madaxda dalkaas iyo kuwii hore. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub Abdul Hamid Dbeibah ayaa ballan qaaday in xukuumaddiisu ka shaqeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda dhawaan la dhisay ee dalka Liibiya ayaa maanta oo talaada ah xilka kala wareegtay xukuumaddii hore.

Xukuumadda cusub ayaa xilka kula wareegatay xaflad maanta lagu qabtay caasimadda dalka Liibiya ee Tripoli, waxaana kasoo qeyb galay madaxda dalkaas iyo kuwii hore.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub Abdul Hamid Dbeibah ayaa ballan qaaday in xukuumaddiisu ka shaqeyn doonto dhamaystirka dib u heshiisiinta iyo dib usoo celinta nidaamka dowladnimo ee dalka Liibiya

Ra’iisul wasaaraha ayaa intaas ku daray in Liibiya  maanta dhagax dhigatay nidaamka dimuquraadiyeenta,  maadama xilka lagula  kala wareegay si nabad ah oo  heshiis lagu wada yahay.

Dhismaha xukuumaddan cusub ayaa ku timid heshiis ay beesha caalamka gadaal ka riixeyso, waxaana laga sugayaa nabadeynta dalka Liibiya.

- Advertisement -

Tobankii sano ee lasoo dhaafay, waxaa Liibiya ka socday dagaalo sokeeye, kuwaas oo galaaftay nolosha dad badan kuwa kalena ku qasbay inay u qaxaan guddaha dalka iyo dibaddiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts