HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Toogasho ka dhacday Gobol ka tirsan Mareykanka

Khasaaro ka dhashay Toogasho ka dhacday Gobol ka tirsan Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Toogashadaasi ayaa waxay shalay galab ee Xilliga Mareykanka ka dhacday deegaano hoos-taga Caasimadda Gobalka Georgia ee Atlanta. 8 qof oo 6 ka mid ahaayeen Haween asalkooda ka soo jeedo Qaaradda Eeshiya (Asian descent) ayaa lagu dilay 3 Toogasho oo ka dhacday duleedka Atlanta. Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashada Koowaad lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Toogashadaasi ayaa waxay shalay galab ee Xilliga Mareykanka ka dhacday deegaano hoos-taga Caasimadda Gobalka Georgia ee Atlanta.

8 qof oo 6 ka mid ahaayeen Haween asalkooda ka soo jeedo Qaaradda Eeshiya (Asian descent) ayaa lagu dilay 3 Toogasho oo ka dhacday duleedka Atlanta.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashada Koowaad lagu dilay ka mid ahaayeen 2 haween oo asalkoda Eeshiyaan yahay iyo Haweeney iyo Nin kale oo caddaan ah.

Toogasho kale, Saraakiisha Boliska Atlanta waxay ka fal-celiyeen Qeylo-dhaan ku aadanayd Dhac Hubeysan oo dhacay ka hor 6-dii galabnimo ee shalay, waxayna Boliska halkaasi ku arkeen maydka 3 haween oo la wada toogtay.

Boliska waxay goob kale ka heleen maydka haweeney 4-aad oo asal ahaan Eeshiyaan ahayd.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Nin lagu tuhunsan yahay inuu geystay Toogashadaasi ayey Boliska saacado kadib ku qabteen deegaan 240-KM dhanka Koonfurta ka toosan magaalladda Atlanta ee Gobalka Georgia.

Eedeysanaha waxaa magaciisa lagu sheegay Robert Aron Long oo 21-jir ah, kaasi oo aan wax iska caabin ah kala hor-imaanin Boliskii ku qabtay Waddada Highway-ga.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Waaxda Boliska Atlanta ayaa lag sheegay in Eedeysanaha lala xiriirinayo dhamaan Toogashadaasi, kadib, markii la helay caddaymo Muuqaal ah goobihii ay dilalku ka dhaceen.

W/Q: Ustaad Nuradin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts