HomeWararWaddooyinka Magaalada Muqdisho oo saaka xiran

Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo saaka xiran

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka muqdisho, iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana gaadiidka dad weynaha laga celinayaa inta badan is-goysyada Caasimadda. Waxaa la arkayaa dadka shacabka ah oo lugeynaya waddooyinka, maaddama loo diiday gaadiidka dadweynaha in ay isticmaalaan waddooyinka waa weyn ee inta badan isaga kala gooshaan gaadiidka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka muqdisho, iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana gaadiidka dad weynaha laga celinayaa inta badan is-goysyada Caasimadda.

Waxaa la arkayaa dadka shacabka ah oo lugeynaya waddooyinka, maaddama loo diiday gaadiidka dadweynaha in ay isticmaalaan waddooyinka waa weyn ee inta badan isaga kala gooshaan gaadiidka ka shaqeeya Muqdisho.

- Advertisement -

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xirintaan saaka la xiray waddooyinka Caasimadda, walina Maamulka Gobolka wax war ah kama soo saarin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay la xiriirto aaska qaran ee loo samaynayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana guddigii uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay shaaciyay in maanta oo Jumca ah Meydka marxuumka  laga soo dajin doona Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts