HomeWararRW  ku-xigeenka dalka oo la kulmay kaaliyaha sare ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka

RW  ku-xigeenka dalka oo la kulmay kaaliyaha sare ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay kaaliyaha sare ee Maxkamada Caddaaladda Adduunka Mr. Philippe Gautier. Kulankan ayaa ku saleysnaa dhammaystirka diyaar garowga soo bandhigdda gar-naqsiga Soomaaliya ee ku aaddan dacwadda. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay kaaliyaha sare ee Maxkamada Caddaaladda Adduunka Mr. Philippe Gautier.

Kulankan ayaa ku saleysnaa dhammaystirka diyaar garowga soo bandhigdda gar-naqsiga Soomaaliya ee ku aaddan dacwadda.

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixinaya kulankii maanta ay la yeesheen Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, isagoo tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar garoowday soo bandhigidda dacwaddeeda oo socon doonta inta u dhaxaysa 15-24 bishan Maarso.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku kalsoontahay xaq-ahaanshaha gal dacwadeedkeeda iyo  qareennada sharciyeed ee ku matalaya dacwaddan garwadeenka ay ka tahay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts