HomeCaalamkaMaxaa looga hadlay kulan dhexmaray RW Suudan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga?

Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray RW Suudan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ra’isul-wasaare  Abdalla Hamdouk ayaa waxa uu Fiidnimadii xalay booqasho 2 maalmood ah ku tegay dalka Sacuudiga, isagoo hoggaaminayey Wafdi Dowladeed oo heer sare ah. Abdalla Hamdouk waxaa Garoonka Caalamiga ee King Khaled International Airport ee Magaaladda Riyadh ku soo dhaweeyey Amiir Faysal Bander Bin C/Casiis iyo Danjiraha Sudan u jooga dalka Sacuudiga, Ambassador Caadil Bashiir. […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare  Abdalla Hamdouk ayaa waxa uu Fiidnimadii xalay booqasho 2 maalmood ah ku tegay dalka Sacuudiga, isagoo hoggaaminayey Wafdi Dowladeed oo heer sare ah.

Abdalla Hamdouk waxaa Garoonka Caalamiga ee King Khaled International Airport ee Magaaladda Riyadh ku soo dhaweeyey Amiir Faysal Bander Bin C/Casiis iyo Danjiraha Sudan u jooga dalka Sacuudiga, Ambassador Caadil Bashiir.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha dalka Sudan waxa uu booqasho 2 maalmood ah ku joogi doona Sacuudiga, isagoo xalay la kulmay Dhaxal-sugaha dalkaasi, Maxamed Bin Salmaan (MBS) oo isaga isku haya xilalka Ku-xigeenka RW iyo Wasiirka Difaaca ee Sacuudiga.

Ra’isul-wasaaraha dalka Sudan oo ka hadlay Kulankaasi waxa uu bogaadiyey doorka muhiimka ee ay Sacuudiga ka qaataan dadaalka Nabadda ee Sudan iyo Marti-gelinta Saaxiibada Sudan “Sudan Friends’” oo qoondeysay Taageeradda dadaalka Nabadda iyo in Saraakiisha Sacuudiga lagu casuumay inay booqdaan dalka Sudan.

Kulanka ay RW Sudan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga ee MBS ku yeesheen Riyadh waxaa kaloo looga hadlay Horumarinta Iskaashiga Maalgashiga iyo Ammaanka Badda Cas.

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga waxay horey ugu ballan qaaday Dowladda Sudan Taageero Dhaqaale oo dhan 1.5 Billion oo Dollar, balse, waxay bixiyen 250 million oo Dollar oo lag shubay Khasnadda Bangiga Dhexe ee Sudan bishii May 19-dii ee sanadkii 2019-kii.

Latest stories