HomeCaalamkaRakaab laga soo celiyey Garoon diyaaradeed iyo sababta keentay

Rakaab laga soo celiyey Garoon diyaaradeed iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Shaqaalaha Karantiilka ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaaladda Qaahira ay u diideen saddex Rakaab oo ka yimid Suudan inay siiyaan oggolaanshaha ay ku joogi lahaayeen dalkaasi. Rakaabkaasi oo kala ah 2 u dhalatay Suudan iyo Muwaadin Sacuudiyaan waxaa dib loogu celiyey Diyaaradii ay ka soo raaceen Garoonka magaalladda Khartoum. Wararku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Shaqaalaha Karantiilka ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaaladda Qaahira ay u diideen saddex Rakaab oo ka yimid Suudan inay siiyaan oggolaanshaha ay ku joogi lahaayeen dalkaasi.

Rakaabkaasi oo kala ah 2 u dhalatay Suudan iyo Muwaadin Sacuudiyaan waxaa dib loogu celiyey Diyaaradii ay ka soo raaceen Garoonka magaalladda Khartoum.

- Advertisement -

Wararku waxay sheegayaan in aysan Rakaabkaasi wadanin Waraaqaha Caddaynta Tallaalka ee Qandhada Hurdiga ee laga qaado Qaniinyada Kaneecada (vaccination certificates against Yellow Fever).

Dhakhaatiirta baaritaanka ee Garoonka Qaahira waxay la yaabeen 4 rakaab oo dalal kala duwan ka soo jeeda, kuwaasi oo aan wadanin Warqadda Caddaynta Tallaalkaasi.

Mid ka mid ah Rakaabkaasi waxa uu oggolaaday in la karantiilo, halka 2 Sudanese iyo mid Sacuudiyaan ah oo ka yimid magaalladda Khartoum ay ka biyo-diideen in la karantiilo, taasi oo sababtay inay Maamulayaasha Garoonka go;aansadaan in Rakaabkaasi dib loogu celiyo Diyaaradii ay ka soo raaceen magaalladda Khartoum oo aan weli ka hinqanin Garoonka Qaahira.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts