HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Dab qabsaday Xero ay ku sugnaayen Muhaajiriin

Khasaaro ka dhashay Dab qabsaday Xero ay ku sugnaayen Muhaajiriin

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 8 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay, in ka badan 170-kalena wey ku dhaawacmeen Xaruun lagu hayo Tahriibayaasha oo ku taalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca. Ma kala cadda waxa sababay dabka xalay ka kacay Xaruntaasi oo ay Kooxda Xuutiyiinta maamulaan. Muhaajiriin ka soo jeeda Qowmiyadda Oramada ee dalka Ethiopia ayaa la sheegay inay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 8 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay, in ka badan 170-kalena wey ku dhaawacmeen Xaruun lagu hayo Tahriibayaasha oo ku taalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca.

Ma kala cadda waxa sababay dabka xalay ka kacay Xaruntaasi oo ay Kooxda Xuutiyiinta maamulaan.

- Advertisement -

Muhaajiriin ka soo jeeda Qowmiyadda Oramada ee dalka Ethiopia ayaa la sheegay inay u badan yihiin dadka ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay dabkaasi.

Sarkaal ka tirsan QM oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee Associated Press (AP) ayaa sheegay inuu dabku ka bilowday Dhismo Hangar ah oo ku yaalla meel ku dhow Xarun lagu hayo in ka badan 700 oo Muhaajiriin ah.

Inta badan Muhaajiriintaasi waxaa laga soo qabtay Gobalka Saada, xilli ay doonayeen inay u gudbaan Xuduudka Sacuudiga.

- Advertisement -

Dabkii ka kacay Xarunta lag hao Muhaajiriinta ee magaalladda Sanca waxa lagu tilmaamay inuu ahaa khataro badan oo ay Muhaajiriinta ku nool dalka Yemen lixdii sano ee la soo dhaafay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts