HomeCaalamkaGaroonka Diyaaradaha ee Khartuum oo la xiri doono iyo sababta

Garoonka Diyaaradaha ee Khartuum oo la xiri doono iyo sababta

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dhabaha ay diyaaradaha ka hinqadaan, kuna soo degaan (Runway)-ga ee Garoonka Caalamiga ee ku yaalla Caasimadda dalka Sudan ee Khartoum ayaa la sheegay in saacado kooban la xiri doono maalinta berrito oo Talaado ah. Qoraal maanta ka soo baxay Hay’adda Duullimaadka Rayidka ee dalkaasi ayaa  lagu sheegay inuu Garoonku xirnaan doono 8-da Arroornimo ilaa 3-da […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhabaha ay diyaaradaha ka hinqadaan, kuna soo degaan (Runway)-ga ee Garoonka Caalamiga ee ku yaalla Caasimadda dalka Sudan ee Khartoum ayaa la sheegay in saacado kooban la xiri doono maalinta berrito oo Talaado ah.

Qoraal maanta ka soo baxay Hay’adda Duullimaadka Rayidka ee dalkaasi ayaa  lagu sheegay inuu Garoonku xirnaan doono 8-da Arroornimo ilaa 3-da galabnimo ee Xilliga dalkaasi.

- Advertisement -

Sababaha Garoonka loo xiri doono ayaa lagu sheegay inay tahay sidii dayactir iyo dib-u-hagaajin loogu samayn lahaa Dhabaha ay Diyaaradaha ka hinqadaan, kuna soo degaan.

Tallaabadaasi waxay horseedi doontaa in la hakiyo Duullimaadka Diyaaradaha ee Garoonkaasi, iyadoo Duullimaadyada Diyaaradaha dib loo furi doono wixii ka dambeeya 3-da Galabnimo ee berrito.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts