HomeCaalamkaDad badan oo ku le’day Qaraxyo gilgilay Equatorial Guinea iyo gurmad socda

Dad badan oo ku le’day Qaraxyo gilgilay Equatorial Guinea iyo gurmad socda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay 420 qof kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo culus oo gelinkii dambe ee shalay oo Axad aheyd gilgilay Magaalada Bata ee dalka Equatorial Guinea. Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Equatorial Guinea ayaa sheegtay in khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay ka dhasheen Qaraxyada ruxay Caasimadda  dalkaas, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay 420 qof kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo culus oo gelinkii dambe ee shalay oo Axad aheyd gilgilay Magaalada Bata ee dalka Equatorial Guinea.

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Equatorial Guinea ayaa sheegtay in khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay ka dhasheen Qaraxyada ruxay Caasimadda  dalkaas, ayna jiraan dad qaba dhaawacyo halis ah.

- Advertisement -

Madaxweynaha Equatorial Guinea Teodoro Obiang ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhashay baaruud halis ah oo la dayacay taas oo taalay xero ciidan oo magaalada ku taalay

Qaraxyada oo cuslaa ayaa geystay bur bur xoog leh oo gaaray guryaha ku yaalay aaga xerada ciidamada, waxaana cirka isku shareeray uuro iyo qiiq farabadan oo ka baxayay dhismayaal dhowr ah.

Isbitaalada Magaalada Bata ayaa buuxsamay waxaana soconaya gurmad xoog leh oo loo sameeynayo dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxyada, iyadoo inta badan Caasimadda Equatorial Guinea laga maqlayo dhawaqa gaadiidka gurmadka deg dega ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts