HomeCaalamkaDowladda Turkiga oo gacanta ku dhigtay Shaqsiyaad ka tirsan Daacish

Dowladda Turkiga oo gacanta ku dhigtay Shaqsiyaad ka tirsan Daacish

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi waxay sheegtay in Hawlgal lag qabtay 11 qof oo lala xiriirinayo Kooxda Daacish, kuwaasi oo doonayey inay si dhuumaalaysi ah Turkiga kaga soo galaan xuduudka dalka Syria. Mid ka mid ah  Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inuu ahaa Shaqsi aad loo baadi-goobayey oo ka tirsan Saraakiisha Kooxda Daacishta ka dagaalami jirtay Syria. […]

- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi waxay sheegtay in Hawlgal lag qabtay 11 qof oo lala xiriirinayo Kooxda Daacish, kuwaasi oo doonayey inay si dhuumaalaysi ah Turkiga kaga soo galaan xuduudka dalka Syria.

Mid ka mid ah  Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inuu ahaa Shaqsi aad loo baadi-goobayey oo ka tirsan Saraakiisha Kooxda Daacishta ka dagaalami jirtay Syria.

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka Turkiga waxay sheegeen inay 14 Eedeysane maanta oo Talaado ah ka qabteen magaalladda Istanbul, kuwaasi oo lag eedeynayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish ee ISIS.

Latest stories