HomeWararSii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo balan qaad u sameeyay Haweenka

Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo balan qaad u sameeyay Haweenka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa  hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka,  u diray haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa qiray kaalinta haweenku ay ku leeyihiin dhismaha qaranka, daryeelka bulshada iyo badbaadin bulshada oo door wax ku ool ah ay ka qaataan, isagoo ballan qaaday in dowladdu ay […]

- Advertisement -

Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa  hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka,  u diray haweenka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa qiray kaalinta haweenku ay ku leeyihiin dhismaha qaranka, daryeelka bulshada iyo badbaadin bulshada oo door wax ku ool ah ay ka qaataan, isagoo ballan qaaday in dowladdu ay xoojineyso ka qeyb galka haweenka ee siyaasadda ayna xaqiijineyso sidii ay u heli lahaayeen qoodadooda 30%.

- Advertisement -

“Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso awgeed, Waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan Haweenka Soomaaliyeed oo aan uga mahadcelinayo kaalintooda nafhurnimada,kartida, hagar la’aanta iyo daacadnimada ku saleysan ee ay kaga jiraan dhismaha qaranka & dhan kasta oo nolosheenna ah”.

Eng. Rooble ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan aqbalayn tacadi lagula kaco haweenka Soomaaliyeed, una taagan tahay ilaalinta xaquuqdooda.

Latest stories