HomeWararXabsiga ugu casrisan Afrika oo laga dhisayo Soomaaliya

Xabsiga ugu casrisan Afrika oo laga dhisayo Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal; Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in goor dhow laga hir-gelin doono Soomaaliya Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika. Xafladda lagu soo xirayay shir Sannadeedka Garsoorka, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka, Maxamed C/llaahi farmaajo, Guddoomiyaha Maxkamadda sare hay’adaha Garsoorka heer Federaal iyo kuwa Dowlad Gobaleedyada. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayuu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal; Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in goor dhow laga hir-gelin doono Soomaaliya Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika.

Xafladda lagu soo xirayay shir Sannadeedka Garsoorka, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka, Maxamed C/llaahi farmaajo, Guddoomiyaha Maxkamadda sare hay’adaha Garsoorka heer Federaal iyo kuwa Dowlad Gobaleedyada.

- Advertisement -

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayuu ku tilmaamay mid ka mid ah Tiirarka ugu muhiimsan Caddaaladda, wuxuuna intaa ku daray in ayagoo fulinaya ammarkii Madaxweynaha Dalka, in ay wadaan dib u habeyn lagu sameynayo dhammaan Xabsiyada Dalka.

Wuxuu sheegay in xabsiyadu ay noqon doonaan kuwo wax lagu carbiyo, waxna laga soo saaro, Dadka lagu dhaqan celiyo, waxna lagu baro, isagoo ballan qaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu furi doono Xabsiga Afrika ugu casrisanaa.

Jeneraal; Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa hadalkan ka sheegay Xaflad lagu soo gaba-gabeynayay shir Sanadeedka Garsoorka Dalka oo Laba Cisho ka hor ka furmay Magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts