HomeWararGolaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo markale Isku-Shaandheyn lagu sameeyay

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo markale Isku-Shaandheyn lagu sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta markale waxa uu isku-Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.   Waare ayaa sameeyay Magacaabista 5 Wasiir 6 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo dhamaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Tallaabadaan Isku-Shaandheynta ayaa ka dambeysay kadib markii maalmihii lasoo dhaafay uu Madaxweyne Waare culeys siyaasadeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta markale waxa uu isku-Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.

 

- Advertisement -

Waare ayaa sameeyay Magacaabista 5 Wasiir 6 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo dhamaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Tallaabadaan Isku-Shaandheynta ayaa ka dambeysay kadib markii maalmihii lasoo dhaafay uu Madaxweyne Waare culeys siyaasadeed uu kala kulmayay qaar ka mid ah Xildhibaannada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts