HomeCaalamkaDowladaha Somalia iyo Kenya oo heshiis kala saxiixday

Dowladaha Somalia iyo Kenya oo heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya iyo Ra’isul-wasaaraha Somalia waxay shalay kulan khaas ah ku yeesheen Aqalka dowladda ee magaalladda Nairobi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, Ammaanka, Horumarinta, Deganaanshaha iyo Dagaalka Alshabaab.

Ra’iisul-wasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta uga mahad celiyey doorka Kenya ee isbedelladda haatan ka socda Somalia, wuxuuna Madaxweyne Uhuru u gudbiyey Dhambaal Tacsi oo uu Madaxweynaha DFS u soo diray, oo ku adaan weerarkii Hotelkii Dusit D 2 ee magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare waxa uu Uhuru Kenyatta u muujiyey inay Somalia la garab taagan tahay Kenya dagaalka lagula jiro Alshabaab iyo colaadaha xag-jirka, waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale, Ra’isul-wasaare Kheyre waxa uu sheegay in guul laga gaaray Hawlgalka AMISOM ee sugidda Ammaanka Somalia, dhismaha xoojinta Hay’addaha ammaanka, Deganaanshaha Bulshadda iyo sidii loo samayn lahaa Lacagta cusub ee Somalia.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyre waxa u usheegay inay haatan Somalia ka shaqeystaan 50-kun oo shaqaale Kenyan ah, kuwaasi oo ka hawlgala qeybaha kala duwan ee Dhaqaalaha.

Latest stories