HomeCaalamkaBooliska Kenya oo Qaxooti Soomaali ah kala baxay Xerada Dhadhaab

Booliska Kenya oo Qaxooti Soomaali ah kala baxay Xerada Dhadhaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa galabta shaacisay inay Saraakiil ka tirsan Boliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda ay  Qaxootigaasi ku qabteen Hawlgal ka dhacay Xeradaasi, isla markaana Qaxootigaasi su’aalo la weydiinayo. Taliyaha Boliska Kenya, Josef Boynet waxa uu sheegay in raga la soo qabtay ay si sharci-darro ah ku galeen Xeradda Dhadhaab, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa galabta shaacisay inay Saraakiil ka tirsan Boliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda ay  Qaxootigaasi ku qabteen Hawlgal ka dhacay Xeradaasi, isla markaana Qaxootigaasi su’aalo la weydiinayo.

Taliyaha Boliska Kenya, Josef Boynet waxa uu sheegay in raga la soo qabtay ay si sharci-darro ah ku galeen Xeradda Dhadhaab, isla markaana ay ka shaki qabaan inay xiriir la leeyihiin Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in mid ka mid ah Eedeysanayaasha uu haysto Laba Baasaboor oo dalka New Zealand oo magacyo kala duwan leh, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hawlgalka ay Boliska Kenya ku soo qabteen Qaxooti Soomaali ah oo ku nool Xeradda Dhadhaab ayaa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo aad loo adkeeyey Ammaanka dalkaasi, kadib, weerarkii ay Al-Shabaab bishan Janaayo 15-dii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi, oo la sheegay in 21 qof ku geriyoodeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts