HomeCaalamkaSawirro:-Dad ku dhintay Xaflad Aroos oo ka dhacday dalka Beeru

Sawirro:-Dad ku dhintay Xaflad Aroos oo ka dhacday dalka Beeru

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

15 qof ayaa la sheegay inay geeriyoodeen, 34 kalena dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbi ka mid ah Hoteelkii ay Xafladaasi ka socotay. Madaxa Machadka Difaaca Madaniga ee dalkaasi, Jorge Jaafees ayaa  sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu roob xooggan oo ka da’ay Degmadda ANDEAN oo ku taalla Koonfurta dalkaasi sababtay inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

15 qof ayaa la sheegay inay geeriyoodeen, 34 kalena dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbi ka mid ah Hoteelkii ay Xafladaasi ka socotay.

Madaxa Machadka Difaaca Madaniga ee dalkaasi, Jorge Jaafees ayaa  sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu roob xooggan oo ka da’ay Degmadda ANDEAN oo ku taalla Koonfurta dalkaasi sababtay inuu qeyb ahaan soo dumo Derbiga Hotelka lagu magacaabo Alhambara hotel.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts