HomeCaalamkaHaweeney lala xiriirinayo qarixii habeen hore ka dhacay Nairobi oo la baadi...

Haweeney lala xiriirinayo qarixii habeen hore ka dhacay Nairobi oo la baadi goobayo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Koox ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay ku hawlan yihiin sidii loo aqoonsan lahaa Haweeneydii lahayd Shandad la sheegay inay ku jireen waxyaabaha qarxa oo ay 2 qof ku dhaawacmeen habeen hore. Baarayaasha waxay si taxadar leh u eegayaan Muuqaalladda ay duubeen Kameerooyinka qarsoon ee Ammaanka (CCTV) ee ku xiran goobtii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay ku hawlan yihiin sidii loo aqoonsan lahaa Haweeneydii lahayd Shandad la sheegay inay ku jireen waxyaabaha qarxa oo ay 2 qof ku dhaawacmeen habeen hore.

Baarayaasha waxay si taxadar leh u eegayaan Muuqaalladda ay duubeen Kameerooyinka qarsoon ee Ammaanka (CCTV) ee ku xiran goobtii uu ka dhacay Qaraxaasi.

- Advertisement -

Gaari-gacanlihii waday Shandadaasi oo isaga ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa u sheegay Boliska in haweeneydii lahayd shandadaasi ay siisay lacag dhan 100 Shillinka Kenya si uu ugu qaado shandadaasi.

Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa Nairobi ayaa sheegay in Boliska baarayaan haraagii qaraxaasi tilmaameen inay tuhunsan yihiin in Telefoon Mobayl ah loo adeegsaday qaraxaasi.

Qaraxaasi waxa uu ahaa kii 2-aad ee bishan gudaheeda ka dhaca magaalladda Nairobi, iyadoo  bishan 15-da ay Alshabaab weerar ku qaadeen Hotelka Dusit D2, halkaasi oo ay 21 qof ku geeriyootay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Joosef Boynet waxa u uamar ku bixiyey inay Sharciga soo taagaan Gaarigii la arka inay la socdaan Muhaajiriin aan sharci lahayn ama uu wado Badeecadaha Kontorobaanka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts