HomeCaalamkaKenya oo ka hadashay Weerar ay Al-Shabaab la beegsadeen Shirkad Shiinees ah

Kenya oo ka hadashay Weerar ay Al-Shabaab la beegsadeen Shirkad Shiinees ah

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Boliska Kenya ayaa sheegay in 4 qof lagu dhaawacay weerar ay Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Al-Shabaab  waaberigii hore ee saakayto ku qaadeen xarun ay Shaqaale Shiinees ah ku leeyihiin Deegaanka Shimbireey oo 50-KM u jira magaalladda Gaarisa.

Taliyaha Boliska Garissa, Richard Kenina ayaa sheegay in Iska-caabin ay sameeyeen gacan ka geysatay in la badbaadiyo dad badan, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Ciiddankii Ammaanka ee ku sugnaa Xeradaas inay iska caabiyeen weerarkii Alshabaab, kadib, markii ay labada dhinac  isweydaarsadeen Tacshiirad socotay muddo 15-daqiiqo ah

Wargeyska Maalinlaha ee NATION ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxa uu qoray in Iska horimaadkaasi lagu dhaawacay 4 qof oo rayid ah, oo 2 ka mid  la sheegay inay ahaayeen Nin iyo Xaaskiisa.

Latest stories