HomeCaalamkaNin Soomaali oo iska soo tuuray dabaq ku yaalla Sacuudiga oo geeriyooday

Nin Soomaali oo iska soo tuuray dabaq ku yaalla Sacuudiga oo geeriyooday

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Qurbo-joog Soomaali ah oo ku noolaa dalka Sacuudiga ayaa la sheegay inuu iska tuuray Dabaqa 4-aad dhismo ka kooban 5 Dabaq oo ku yaalla magaalladda Jidda ee dalkaasi.

Muwaadin Sacuudiyaan ah oo marayey halka uu maydku yaalla, ayaa ku wargeliyey Hay’addaha Ammaanka, kuwaasi oo soo gaaray isla goobtii.

Ciiddan Roondo oo ka tirsan Boliska Degmadda Samiir iyo Ciiddanka Difaaca Maddaniga iyo Kooxaha ku takhasusay Dembi-baarista ayaa gaaray goobta uu yaalla maydka, waxayna ururiyeen dhamaan wixii macluumaad ah oo ku saabsan qaabka uu Ninkaasi isaga soo tuuray Dhismaha Dabaqyadda.

Boliska Sacuudiga ayaa bilaabay baaritaanka sababaha uu  Ninka Soomaalida isaga soo tuuray Dhismahaasi, iyadoo maydka Marxuumkaasi la dhigay  Isbitaal ku yaalla Jidda, sida uu qoray Wargeyska Gulf Digital Online ee ka soo baxa dalka Baxrayn,

Wargeyska ma uusan sheegin magaca Marxuumka Soomaalida ee dhacdadaasi ku geeriyooday.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories