HomeCaalamkaShan qof oo loo heysto Weerarkii Nairobi oo Maxkamad kasoo muuqday

Shan qof oo loo heysto Weerarkii Nairobi oo Maxkamad kasoo muuqday

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Maxkamadda Milimani ee magaalladda Nairobi waxaa shalay la soo taagay  dhowr qof oo  lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii ay Al-Shaabaab dhawaan ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi.

Dadka la soo taagay Maxkamadda Nairobi waxaa magacyadooda lagu kala sheegay  Guuleed C/kariim oo heysta Dhalashadda Kanada,  Osman Ibraahim, Joeel Naganga, Oliver Kanyango, iyo Glaadays Karai

Haweeneyda Madaxda ka ah Garsoorayaasha Maxkamadda Milimani , Marthaa Mutuko waxa ay amartay in Eedeysanayaashaasi muddo 30-cisho ah Xabsiga lagu sii hayo, tan iyo inta ay Baarayaasha Boliska Kenya ka soo dhamaystiri doonaan Kiiskooda.

Dhegeysiga Dacwadda shanta Eedeysane  ayaa la sheegay in dib loo dhegeysan doono bisha soo socota ee Feberaayo 18-da.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories