HomeCaalamkaXilliga uu dhacayo kulanka 2aad ee Madaxweynayaasha Mareykanka & Waqooyiga Kuurya oo...

Xilliga uu dhacayo kulanka 2aad ee Madaxweynayaasha Mareykanka & Waqooyiga Kuurya oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Hadal ka soo baxay Aqaalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Kulanka 2-aad ee Madaxweyne Trump iyo Kim Jong Un  dhici doono  dabayaaqadda bisha soo socota ee Feberaayo.

Shaacinta Kulankaasi ayaa lagu dhawaaqay. kadib markii uu Madaxweyne Trump xalay la kulmay  Kim Yong Jool oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Guddiga Dhexe ee  Xisbiga ka taliya dalka Waqooyiga Kuurya oo haatan ku sugan Washington.

Kulankooda oo socday muddo 90 daqiiqo ah  waxay kaga wad hadleen Kulanka Labaad ee Trump iyo Kim Jong Un iyo qorshaha Hub-ka-dhigista ee lagu burburinayo Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories