HomeWararSawirro:-Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay’adaha kala duwan ee Dawladda oo kulan yeeshay

Sawirro:-Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay’adaha kala duwan ee Dawladda oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Wada-tashi ah oo ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9aad) la yeelatay Hay’adaha Dawladda iyo hay’adaha kaabayaasha dhaqaalaha, kaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa goobjoog ka ahaa Shirkaan Wada-tashiga ah Wasiir Lu-xiggeenada Wasaaaradaha Qorsheynta iyo Maaliyadda ee XFS, Agaasimeyaasha Guud  ee Wasaaradaha Dawladda iyo Agaasinka Qorsheynta hay’adaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Wada-tashi ah oo ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9aad) la yeelatay Hay’adaha Dawladda iyo hay’adaha kaabayaasha dhaqaalaha, kaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa goobjoog ka ahaa Shirkaan Wada-tashiga ah Wasiir Lu-xiggeenada Wasaaaradaha Qorsheynta iyo Maaliyadda ee XFS, Agaasimeyaasha Guud  ee Wasaaradaha Dawladda iyo Agaasinka Qorsheynta hay’adaha dowladda.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaiya  Fahma Axmed Nuur ayaa sheegtay in ahmiyad weyn uu dalka u leeyahay Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad oo ahmiyad  ballaaran siinanayo yareenta Faqriga,geedi socodka deyn cafiska Soomaaliya.

Prof: Cabdulaahi Shiekh Cali (Qaloocow ) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa  ku ammaanay Wasaaradda Qorsheynta sameynta Qorshaha horuamarinta Sagaalaad (QHQ9aad),  isaggoo tusaalooyin ka baxiyay qorshooyinkii hore ee dalka  loo sameeyay ee gaarayay ilaa sideed Qorshe oo yeeshay Dalka Soomaaliya iyo faa’iidooyinka laga dhaxlay, islaamrkaana ahmiyada dalka u leeyahay qorshaha sagaalaad ee xooga saarayo yareenta faqriga, Saboolnimada, geedi socodka deyn cafiska iyo kobcinta dhaqaalaha.

Ugu dabeyn hay’adaha dawladda ee ka qeyb galayay wadatashigaan ayaa koox koox uga hadlay  tubaha uu ka koobahan yahay Qorshaha horumarinta Qaranka sagaalaad (QHQ9aad) , isla markaana soo badhigay talooyin dhaxal gal u ah diyaarinta qorshaha Horumarinta Qaranka sagaalaad.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts