HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Siciid Deni oo Magacaabay Guddiga Tirakoobka hantida Puntland

Dhageyso:-Madaxweyne Siciid Deni oo Magacaabay Guddiga Tirakoobka hantida Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kulankii Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland oo markii labaad uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa waxaa uu Magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda. Guddigaan ayaa laga sugayaa inay tirakob rasmi ah kusoo sameeyaan Hantida Xukuumadda iyo qorshayaasha horyaalla Xukuumadda Cusub ee uu Magacaabi doono. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac  Quraan jecel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankii Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland oo markii labaad uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa waxaa uu Magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda.

Guddigaan ayaa laga sugayaa inay tirakob rasmi ah kusoo sameeyaan Hantida Xukuumadda iyo qorshayaasha horyaalla Xukuumadda Cusub ee uu Magacaabi doono.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac  Quraan jecel ayaa Warbaahinta u Akhriyay qodobadii shirka iyo Magacaabista guddiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts