HomeCaalamkaSawirro:-Booliska Somalia oo lagu wareejiyay Qalab lagu ogaanayo faraha dadka dembiilayaasha ah

Sawirro:-Booliska Somalia oo lagu wareejiyay Qalab lagu ogaanayo faraha dadka dembiilayaasha ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska AMISOM ku wareejiyeen Taliska Saree e Ciiddanka Somalia  Qalab isugu jiray kuwa Xafiisyadda,  Kombiyuutaro, Kaamerooyin, qalabka lagu ogaado  Faraha dadka Dembiilayaasha iyo qalab kale. Deeqdaasi ayaa la sheegay inay Ciiddanka Boliska ka taageeri doono xaqiijiyiinta Adeegyadda ay u hayaan Bulshadda Deegaanka, waxaana Qalabkaasi loo qeybin doonaa qeybaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee AMISOM ayaa qortay inay Taliska AMISOM ku wareejiyeen Taliska Saree e Ciiddanka Somalia  Qalab isugu jiray kuwa Xafiisyadda,  Kombiyuutaro, Kaamerooyin, qalabka lagu ogaado  Faraha dadka Dembiilayaasha iyo qalab kale.

Deeqdaasi ayaa la sheegay inay Ciiddanka Boliska ka taageeri doono xaqiijiyiinta Adeegyadda ay u hayaan Bulshadda Deegaanka, waxaana Qalabkaasi loo qeybin doonaa qeybaha kala duwan ee Boliska.

- Advertisement -

Wararku wxaay sheegayaan inay Dowladda Japan bixisay kharajka lagu soo iibiyey Qalabka maanta lagu wareejiyey Boliska.

Taliye-ku-xigeenka Boliska Somalia, Zakiya Xuseen waxay Taliska AMISOM uga mahad celisay Deeqdaasi, waxayna ballan qaaday in Qeybaha Ciiddanka Boliska la wada gaarsiin doono Deeqdaasi oo muhiim u ah Hawl-maalmeedka ay Boliska u hayaan Ummadda Soomaliyeed.

Dhinaca kale, Xiriirka Boliska AMISOM ee  Isbedelka iyo Dib-u-qaabaynta, Makswell Jikunguru oo qalabkaasi waxa uu sheegay inay AMISOM ka go’an tahay tababarida iyo dib-u-habaynta Ciiddanka Boliska Somalia.

- Advertisement -

Munaasabadda qalabkaasi lagu wareejinayey waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiil sarsare oo ka socday AMISOM, oo uu ka mid ahaa Xiriiriyaha AMISOM ee Hawlgalladda Boliska, Danyel Cali Gawambal iyo Sarkaalka AMISOM ugu qaabilsan Arrimaha Rayidka, Kiristoofar Ogwanga Ariya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts