HomeCaalamkaSawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magalada Baydhabo

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Galabta gaaray Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacbaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey,wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra”iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud ,Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Galabta gaaray Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacbaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey,wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra”iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud ,Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo waxa wefdiga kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(lafgareen) Guddoomiyaha Baarlamaanka,Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed.

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacbaka ayaa waxa ay Baydhabo uga qeybgeli doonaan Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha koonfur Galbeed oo Maalinta berito ah dhaceysa,waxana Baydhabo sidoo kale gaaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas.

Hoos Ka Daawo Sawirrada soo dhaweynta.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts