HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah ku leh Magalada Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah ku leh Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta  oo isniin ah Taariikhduna ay  ku began tahay 14/1/2019, waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonana Xarunta Golaha Shacbaka ee Magalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah u codeynta wax ka badelka Sharciga Hanti dhawraha guud ee Qaranka Iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxaana kulanka Maanta uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta  oo isniin ah Taariikhduna ay  ku began tahay 14/1/2019, waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonana Xarunta Golaha Shacbaka ee Magalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah u codeynta wax ka badelka Sharciga Hanti dhawraha guud ee Qaranka Iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxaana kulanka Maanta uu yahay mid ka duwan oo ka xasaasisan kulmadii hore ee Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta ayaa dib u dhacay Sabtidii la soo dhaafay  kadib markii laga cabsi qabay in uu kooram la’aan u baaqdo,iyada oo Xildhibaanada inta badan ay dalka dibadiisa ku maqnaayeen.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa la hadal haayay oo dooda ugu xiisaha badan ee Maanta ay ka dhalaneysaa Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxana dad badan oo ay Xildhibaano ku jiraan ay sheegayeen in Nin u dhashay dalka Ingiriisaka ama breitin guddoomiye looga dhigi rabo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Markii ay arrintaasi soo ifbaxday ayaa waxaa durba ay dood ka dhex dhalisay,Siyaasiyiinta,Xildhibaanada Golaha Shacbaka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta dood dheer oo aad u kulul ka yeelan doonaan Xeer Maamul Bankiga dhexe,iyada oo Xildhibaano farabadan ay kaoso horjeedaan in qof Ajnabi ah uu Madax ka noqdo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts