HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Jeesow” Waxaa loo dhiibayaa Bangiga Dhexe Gaalka midka ugu Madow"

Dhageyso:-Xildhibaan Jeesow” Waxaa loo dhiibayaa Bangiga Dhexe Gaalka midka ugu Madow”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa taageeray in Bangiga dhexe ee Soomaaliya loo dhiibo qof Ajanbi ah,xilli Maanta ansixiyay Xeer ogolaanaya. Waxa uu sheegay in Bangiga dhexe ee Soomaaliya mudo hoggaankiisa lagu soo xulayay hab beeleed,taasina uu sheegay inay dhibaato dalka ku tahay. “Bangigena waxaa maamula 4.5 wax la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa taageeray in Bangiga dhexe ee Soomaaliya loo dhiibo qof Ajanbi ah,xilli Maanta ansixiyay Xeer ogolaanaya.

Waxa uu sheegay in Bangiga dhexe ee Soomaaliya mudo hoggaankiisa lagu soo xulayay hab beeleed,taasina uu sheegay inay dhibaato dalka ku tahay.

- Advertisement -

“Bangigena waxaa maamula 4.5 wax la yiraahdo,Alle ayaa idinku dhaarshaye  ilaa Baaramaankii 8aad waxaa lagu soo xulayay 4.5 qofka dhahaya muwaadinimo iyo dal aan daqnaa leh oo ay ka hoirmsan yihiin Salaam Banki ayaa ku elh Ajaanib ayaa loo dhiibayaa,Dekadeena yaa lacag nooga aruuriya ajaanib,waxaa xalaasha ah ee aan ku kala baxeynaa waa isaga,gal kii ugu madow ayaana loo dhiibayaa.

Waxa uu sheegay in dalkeena loo baahan yahay in Caalamka kale uu wax la qeybsado iyo fur furnaana,hayeeshee lacagta Canshuurta ah ee dadka Soomaaliyeed laga soo aruuriyo aan 4.5 lagu qaadaneyn.

Hadalka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa kusoo aadaya xilli Xildhibaanada Golaha Shacbaka ay maanta ansixiyeen Xeer ogolaanaya in qof Ajnabi ah uu madax ka noqon karo Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhageyso Codka Xildhibaan Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts