HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka

Sawirro:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Maantana lagu doortay Magalada Garoowe ayaa la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo Maanta gaaray Magalada Garoowe. Wafdiga oo isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,waxaana dhawaan loo diiday inay tagaan Garoowe. Wafdiga ka socday Dowladda Federaalka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Maantana lagu doortay Magalada Garoowe ayaa la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo Maanta gaaray Magalada Garoowe.

Wafdiga oo isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,waxaana dhawaan loo diiday inay tagaan Garoowe.

- Advertisement -

Wafdiga ka socday Dowladda Federaalka ee uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxa ay hambalyo u direen Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Dhinaca kale Madaxweynaha Cusub ayaa wfadiga dowladda Federaalka kusoo dhaweeyay Magalada Garoowe,waxana sidoo kale saacadaha soo socda ay kulamo la qaadan doonaan Madaxda ugu sareysa Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts